Qoys Muslim ah oo si ula kac ah loogu dilay magaalo kutaala dalka Canada (Sawirro)

Afar qof oo isku qoys muslim ah ayaa lagu dilay magaalo lagu magacaabo London oo katirsan gobolka Ontario ee dalka Canada, kadib markii nin watay gaari uu si ula kac ah dadkaasi u jiirsiiyay gaarigii uu watay. Qoyska Muslimiinta ah ayaa markii gaariga la jiirsiinayay marayay  wado  ay doonayeen in ay ka gudbaan, waxaana nin … Continue reading Qoys Muslim ah oo si ula kac ah loogu dilay magaalo kutaala dalka Canada (Sawirro)